Shir ay maanta galinkii hore yeesheen golaha kaabineetka Dawlada Deegaanka Soomaalida, ayaa lagu ansixiyey magacaabista, madax-xafiiseedyo iyo ku xigeeno. Xogtan oonu kasoo xigannay shabakada wararka ee Cakaaranews, ayay ka muuqdaan xubno horey xukuumada ugu si jirey iyo kuwo cusub intaba. Magacyada xubnaha maanta la magacaabay waa sida soo socota;
...




